Laba-Qarax Guur Title:AYAAN DARAN
Written by:Dr. Cabdullaahi Sh. Xuseen (Hantiwadaag)

Qoraha Buuggan Dr. Cabdullahi Shiikh Xuseen"H/Wadaag" wuxuu soo bandhigay dhacdadaan oo ah qiso dhab ah, wuxuuna ugu magac daray "AYAAN DARAN" oo ah sheeko aad u xiiso badan oo weli nooceeda oo kale aan la soo tebin waxaana laga soo dhiraandhiriyey dhibaatada bulshadeed ee taaganta ah.

Amount: $15.95 (paperback)
View details
Somali Writers Series Title:UUR KU TAALO JACEYL
Written by:Abdihakim Aden (Baarri)

Lion's Share/Qayb Libaax (A Somali Bilingual book) "Abbaayo, wuxuu ahaa dhalintii uu Baadarigii Talyaanigu u qeybin jiray Mootooyinka ee ka baxay Diintii Islaamka. Waxaan ku arki jirey dugsiga luqadaha ee XALIIMO & Kaltuurada Talyaaniga. Xaqiiqdii waan naxsanaa meeshaad isku barateen kolkii aan isku kiin arkay saakey, run ahaantiina abbaayo waan kaala hanweynaa kaa oo kale, xattaa cindigeyga mar qur ah kuma soo dhicin walaashaa baa baran ama la hadlikaa oo kale� baa Cibaaro si lama filaan ah u tiri.

Amount: $15.95 (paperback)
View details



Laba-Qarax Guur Title: LABA-QARAX GUUR
Written by: Adam S. Abdi

Laba-Qarax Guur "shattered marriage" is a Somali novel, which the author carefully portrayed a shattered marriage, caused by the disintegration of the Somali family structure after the civil war. In his writing, Mr. Adam Abdi makes you feel, care, and deeply understand the life of a married Somali couple who the difficulties and hardships in a refugee camp, and in a war torn country took them apart. It is a vivid and rich story that is blended and flavored with authentic Somali culture that makes you read twice and even more...

Amount: $15.95 (paperback)
View details