Laba-Qarax Guur Title:QARAN IYO QABIIL HARI WAAYEY
Written by:Xaashi M. Guuleed

Buuggu wuxuu ka hadlayaa halgankii dheeraa ee ay ummadda Soomaaliyeed u soo martay helitaanka madax banaanideeda. Sidoo kale waxaa buuggu wax ka xusi doonaa dawladihii talada dalka gacanta ku dhigay iyo jabhadaha hubaysan ee sababay in ummadda Soomaaliyeed heerkan soo gaarto.

Amount: $15.95 (paperback)
View details